Xaflad Balaaran oo lagu sagootinayay Danjire Nickolas Kay ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Taliska AMISOM Ee Xalane waxana ku sugnaa halkasi Madaxda Dowlada Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa kamid ahaa Masuuliyiinta ka qeyb galay Xaflada Sagootinta Ee Danjire Kay.
Nickolas Kay ayaa Xilkan ku wareejiyay Danjire Michael Keating oo noqonaya Danjiraha Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya.