• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

War Saxaafadeed:  Hadalka Madaxweynaha ee uu kaga hadlay tirada Askarta kenyanka ee la dilay oo si qaldan loo fasirtay.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 28, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

War saxaadafeedka ayaa lagu bilaabay inay Warbaahinta si qaldan u fasirteen hadal ay ka soo xigteen Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu kaga hadlay tirada Askartii Kenyaanka ee ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Weerarkii Ceel-cadde lagu qaaday bartamihii bishii hore.

Tiradda u dhexeysa 180 ilaa 200 Askari ee uu Madaxweynaha ku xusay Wareysiga uu siiyey Telefishin Maxali ah ugalama jeedin in tiradaasi tahay midda saxda ee dhimashadda soo gaartay Askarta Kenyanka ee lagu weeraray Ceel-cadde, balse waxa uu Madaxweynaha caddaynayey cabirka Xeradda iyo Tirada Askarta uu u maleeyey inay ku sugnaayeen Xeradda Ceel-cadde, markii lagu qaaday Weerarka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuue waxa uu ka mid ahaa Hoggaamiyayaal kala qeyb galay Kenyaanka Baroordiiqda loo sameeyey Askarta Geesiyiinta ee la dilay, taasi oo lagu qabtay Dedmadda Eldoret dabayaaqadii bishii Janaayo ee la soo dhaafay.

Madaxweynuhu waxa uu Wareysiga  uu siiyey Telefishinka Soomaaliga ku difacay Go’aankiisa uu kaga qeyb galay Baroordiiqa loo sameeyey Ciiddanka Kenya.

War-saxaafadaeedka waxaa lagu soo gebagebeeyey in Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dadka Soomaaliyeed ka go’an tahay inay taageero buuxda u muujiyaan Walaalahooda Kenyanka ee qeybta ka ah Hawlgalka Nabad-ilaalinta AMISOM iyo inay la wadaagaan xanuunka khasaarihii ka dhashay muddadii uu socday weerarkii ka dhacay Xeradda Ceel-cadde.

War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa ku soo beegmay, maalmo kadib, markii ay Milliteriga Kenya gaashaanka ku dhufteen hadal uu Madaxweyne Xasan Sheekh laga soo xigtay inuu yiri: “180 ilaa 200 Askari ayaa Kenya looga dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Xeradda Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Kolonel David Obonyo ayaa ka biyo diiday hadalkaasi, wuxuuna sheegay inaysan Dowladiisa weli shaacinin tirada rasmiga ee Askarta looga dilay Ceel-cadde.

Xarakadda Alshabaab ayaa horey u sheegatay inay weerarkii Ceel-Cadde ku dileen 100-Askari oo Kenyan ah, kuna qafaasheen tiro kale.

Si kastaba ha ahaatee, Weerarkaasi ayaa lagu tilmaamay inuu Ciiddanka Kenya ka soo gaaray khasaarihii ugu xumaa tan iyo markii ay Ciiddankooda soo galeen gudaha Somalia bishii October 16-dii ee sannadkii 2011-kii.

©Radio Dalsan  

Previous Post

Dhageyso: Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Dowlada ugu yeeray iney taageerto Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii SYL

Next Post

Midowga Europe iyo Dowladaha Carabta oo cambaareeyey Qaraxyaddii Beerta Nabadda ee SYL.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

Midowga Europe iyo Dowladaha Carabta oo cambaareeyey Qaraxyaddii Beerta Nabadda ee SYL.

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Ankara, Türkiye - In a proud moment for Somali education and international cooperation, 78 Somali students were among the graduates honored during the 2025...

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Ankara, Turkey – In a significant diplomatic engagement underscoring the enduring bond between Somalia and Turkey, Somali President Hassan Sheikh Mohamud...

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

by Ilhaan
July 12, 2025
0

MOGADISHU  – In a high-level meeting at the headquarters of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) in Mogadishu, the Vice...

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

by Liban
July 11, 2025
0

Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met with Nigerian Foreign Minister Ambassador Yusuf Maitama Tuggar...

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony
English News

78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting
English News

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
English News

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
English News

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
English News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
English News

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 78 Somali Students Graduate from Turkey’s Ostim Technical University in Milestone Ceremony
  • Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting
  • Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
  • Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00