Taliyihii Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeed G/le sare  Maxamed Daahir ayaa xilka laga qaaday kadib markii uu feeray ku simaya taliyaha Booliiska  General Mukhtar Xuseen Afrax .
Gacan qaadka ayaa dhacay 4 maalin ka hor markii iyagoo shir ku jira uu Maxamed Daahir ka horyimid awaamir la siiyey oo nabadgelyada caasimada quseeya.
Dalsan ayaa ogaatay in Maxamed Daahir markaa kadib xabsi guri la galiyey.
Xilkaas ayaa maanta loo magacaabay  Qaasim Axmed rooble.