• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Qaxooti ka tirsan Soomaalida ku jirta Dhadhaab oo lagu tuhmayo Alshabaab

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 1, 2015
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Iyadoo ay Dagaalamayaasha Alshabaab sheegeen inay ka dambeeyeen weerarkii isbuucii hore lagu dilay, laguna dhaawacay Saraakiil ka tirsan Boliska Kenya ayaa waxaa soo baxay warar sheegayo inay Qaxootiga Soomaalida ku lug lahaayeen Hawlgalkaasi ka dhacay Deegaanka Yumbis.

Warbixin  ay soo saareen Sirdoonka Kenya ayaa lagu sheegay inay  haweeney ka mid ah Qaxootiga ku sugan Dhadhaab ay marti-gelisay Dagaalamayaasha Alshabaab ee ku lugta lahaa weerarkii  Yumbis.

Wargeyska The Nation oo soo xigtay Warbixinta Sirdoonka ayaa qoray in Haweeney lagu magacaabo Khadra Mohamed kana tirsan Qaxootiga ka diiwaan-gashan Xeradda Dhadhaab marti-gelisay Dagaalamayaashii Alshabaab ee geystay weerarkii Yumbis  iyo miinadii lagu aasay jidka isku xira Tuulladda Faafi iyo Xagar-dheer.

Warbixinta waxaa kaloo lagu xusay in dad magacyadooda lagu kala sheegay Abdirahman Abu Hurey, Kaafi Ciiltire  iyo Sheekh Yuusuf  oo ka tirsan Qaxootiga Dhadhaab dhowr Qaxooti lala xiriirinayo inay door ku lahaayeen weerarkii Alshabaab ee ay sannadkii hore ka geysteen Degmadda Mandheera, laguna dilay 58-qof, waa sida uu Wargeysku qoray.

Warbixinta Sirdoonka Kenya waxay kaloo magacaabeen  Cibaar Xareed iyo nin magaciisa lagu soo koobay Abdiweli oo Farmashi ku leh Xeradda Dhadhaab taageeraan Hawlgalladda Alshabaab.

Dhinaca kale, Boliska Kenya ayaa sheegay inay Dagaalamayaashii Alshabaab ee  geystay weerarka ka geystay Deegaanka Yumbis iyo qarixii Tuulladda Faafi  u baxsadeen  Xeradda Xagar-dheer.

Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan warar madax bannaan oo caddaynayo inay Qaxootiga Soomaalida ku lug leeyihiin Hawlgalladda Alshabaab ka geystaan guud ahaan dalka Kenya, balse ay Saraakiisha Ammaanka ku eedeeyaan Qaxootiga, kadib, markii ay ku fashilmaan inay wax ka qabtaan Hawlgalladda Qorsheysan ee Dagaalamayaasha Alshabaab ka geystaan Kenya.

© Warqabadka Dalsan

 

Previous Post

Dhagayso: Warka Subax 01-06-2015 by fartuun Cabdi Cali

Next Post

Sacuudiga oo akhaamo siinaya Yeminiyiinta iyo Soomaalida haysata Baasaboorkaasi oo la baarayo

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

May 24, 2025
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Next Post

Sacuudiga oo akhaamo siinaya Yeminiyiinta iyo Soomaalida haysata Baasaboorkaasi oo la baarayo

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting

by Liban
May 24, 2025
0

Mogadishu – The Federal Government of Somalia’s Minister of Defence, Ambassador Ahmed Moallim Fiqi, on Friday chaired the monthly meeting...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Farsamo ee...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si mideysan ugu heshiiyay in qeyb ka mid ah mushaarkooda ay ugu...

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xalay kulammo gaar-gaar ah kula yeeshay...

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting
English News

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
English News

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody
English News

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting
  • Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta
  • Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
  • Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00