• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 2, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Qareen Kariim Khaan: “Ra’isul-wasaaraha xilligan ee Somalia ha ka laabto Heshiiska Is-fahamka Badda ee uu horey u saxiixay”.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 19, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Kenya, Githu Muigai oo ka mid ah Ergadda Dowladda Kenya u matalayso Dacwadda ka socota Maxkamadda Garsoorka Caalamiga “ICJ” ayaa ku dooday inuu jiro Heshiis Sax ah (A valid agreement) oo ay la galeen Somalia sannadkii 2009-kii oo muujinaya inay Labada Dowladood  muranka Xuduud-baddeedka ka gaareen Heshiis Is-faham (A memorandum of agreement) oo loo soo gaabiyo MoU.

githu-muigaiWaxa uu intaasi ku daray inay Somalia ku boodeen qoriga, markii ay buuxiyeen Gal-dacwadeedka hor yaalla Maxkamadda ICJ, waa sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna carrabka ku dhuftay inuu jiray Wada-xaajood Diplomaasiyadeed oo lagu saxiixsay Heshiis lagu xalinayo Muranka Xuduud-baddeedka.

Garyaqaanka ay Dowladda Kenya u soo kireysatay Dacwadda ka socota Maxkamadda ICJ oo lagu magacaabo Kariim Khaan waxa uu ku eedeeyey Somalia inay bedelayso Kiiskaasi, kadib, markii ay xaqiiqsadeen inuu ansax yahay Heshiiski iIs-fahamka (MoU) ee ay Dowladaha Somalia iyo Kenya kala saxiixdeen sannadkii 2009-kii, waa sida uu hadalka u yiri.

rw1“Heshiiska laguma sheegi karo wax kama jiraan oo keliya, waayo mid ka mid ah Saxiixayaasha ayaa ku xad-gudbay Heshiiska” ayuu ku dooday Qareenka Kariim Khaan.

Wuxuuna sii raaciey inuu Ra’isul-wasaaraha Somalia ee xilligan, Cumar C/rashiid saxiixay Heshiiskaasi, loona baahan inuu ka laabto Saxiixiisa, si Dacwadda weji cusub u yeelato.

Heskiiskaasi Is-fahamka waxaa Somalia u saxiixay Wasiirkii Qorsheynta ee Dowladii KMG,  C/raxmaan C/shakuur Warsame iyadoo Kenyana uu u saxiixay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda, Moses Wetang’ula.

moses-iyo-a-abdishauur

Sannadkii 2009-kii ayey Dowladaha Somalia iyo Kenya gaareen Heshiis Is-faham, balse, Barlamaanka Somalia ayaa laalay Heshiiskaasi.

Bishii July ee sannadkii 2014-kii ayey Dowladda Somalia waxay buuxiyey Gal-dacwadeed looga cabanayo Kenya oo sheeganayso Milkiyadda Xuduud-baddeed Somalia leedahay oo masaafadiisu dhan tahay 100,000 oo KM oo isku wareeg ah.

©Radio Dalsan

Previous Post

FAALLO:  Maxaa ka soo bixi kara Gar-qaadista Maxkamadda ICJ ee Muranka Xuduud-baddeedka Somalia iyo Kenya ?

Next Post

(XOG): Madaxtooyadda Somalia oo shaacisay Kharajka ku baxay Dacwadda la xiriirta muranka Xuduud-baddeedka.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania
Warar

Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania

June 30, 2025
Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan
Caalamka

Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan

June 30, 2025
Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay
Warar

Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay

June 30, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

June 29, 2025
Next Post

(XOG): Madaxtooyadda Somalia oo shaacisay Kharajka ku baxay Dacwadda la xiriirta muranka Xuduud-baddeedka.

Young Motorcycle Riders Protest in Mogadishu Over Alleged Harassment and Extortion

Young Motorcycle Riders Protest in Mogadishu Over Alleged Harassment and Extortion

by Gesey Liban
July 2, 2025
0

A group of young men who make a living riding "Fekon" motorcycles staged a protest on Wednesday at the busy...

Somali Deputy PM Meets UN Deputy Chief Over Key Development Projects

Somali Deputy PM Meets UN Deputy Chief Over Key Development Projects

by Gesey Liban
July 2, 2025
0

Seville, Spain  — The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Salah Ahmed Jama, held a high-level...

Director of Somali Civil Aviation Speaks on Helicopter Crash at Mogadishu Airport

Director of Somali Civil Aviation Speaks on Helicopter Crash at Mogadishu Airport

by Gesey Liban
July 2, 2025
0

Mogadishu – The Director General of the Somali Civil Aviation Authority, Mr. Ahmed Macallin Hassan, has confirmed to the national...

Hassan Sheikh Urges Somali Solidarity: “Let’s Meet at the Table with Open Hearts”

Hassan Sheikh Urges Somali Solidarity: “Let’s Meet at the Table with Open Hearts”

by Gesey Liban
July 2, 2025
0

Mogadishu - President of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud. Officially concluded the celebrations of Somalia’s 65th Independence and Unity Week...

Young Motorcycle Riders Protest in Mogadishu Over Alleged Harassment and Extortion
English News

Young Motorcycle Riders Protest in Mogadishu Over Alleged Harassment and Extortion

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Deputy PM Meets UN Deputy Chief Over Key Development Projects
English News

Somali Deputy PM Meets UN Deputy Chief Over Key Development Projects

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Director of Somali Civil Aviation Speaks on Helicopter Crash at Mogadishu Airport
English News

Director of Somali Civil Aviation Speaks on Helicopter Crash at Mogadishu Airport

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hassan Sheikh Urges Somali Solidarity: “Let’s Meet at the Table with Open Hearts”
English News

Hassan Sheikh Urges Somali Solidarity: “Let’s Meet at the Table with Open Hearts”

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
New Direct Flights to Connect Somalia and Tanzania, Bringing People Closer Than Ever
English News

New Direct Flights to Connect Somalia and Tanzania, Bringing People Closer Than Ever

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Delegation in Riyadh Celebrates 65 Years of Independence with Pride and Unity
English News

Somali Delegation in Riyadh Celebrates 65 Years of Independence with Pride and Unity

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Young Motorcycle Riders Protest in Mogadishu Over Alleged Harassment and Extortion
  • Somali Deputy PM Meets UN Deputy Chief Over Key Development Projects
  • Director of Somali Civil Aviation Speaks on Helicopter Crash at Mogadishu Airport
  • Hassan Sheikh Urges Somali Solidarity: “Let’s Meet at the Table with Open Hearts”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00