Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday deegaanka Dhumay ee duleedka Koonfureed ee Gobolka Siol.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay aad uga xun tahay dagaal beeleedka ka dhacay Gobolka Sool.
Waxaa sidoo kale ay ugu baaqday waxgaradka iyo Siyaasiyinta deegaanada Puntland ku nool ay ka qeyb qaataan qaboojinta dagaalkaas,isla markaana Puntland ay garab siin doonto.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.