Nin Somali  ayaa la sheegay in si arxan-darro leh loogu dhaawacay Deggaanka Paceville ee Jesiiradda Malta, isla markaana laga dhacay lacag ...
Ciiddan ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka ee NISA ayaa waxay xalay Hawlgal ballaaran ka fuliyeen Degmadda Kaxda ee ...
Askarigaasi oo lagu magacaabi jirey Saytooti Kuronoi oo 37 jir ayaa lagu dilay weerarkii ay Alshabaab bartamihii bishii Janaayo ee ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Joseph Nkaissery waxa uu Xafiiskiisa kula kulmay Siyaasiyiin iyo Odayaal-dhaqameed ka socda mid ka mid ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Joseph Nkaissery ayaa shaaciyey inay sii wadi doonaan dhismaha Xayndaabkaasi oo dhererkiisu dhan yahay 700-KM, ...
Ciiddankaasi oo ahaa  Kooxda 15-aad ee Ciiddanka Dagaalka waxay soo dhamaysteen Hawlgal ay muddo hal sanno ah ku joogeen Somalia, ...
Ugu Yaraan lix qarax oo ismiidaamin ah ayaa laga maqlay tuulada Raydhable oo u dhaxeysa magaalooyinka Baydhabo iyo Buurkahaba ee ...
Alxaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil  ayaa tilmaamay in loo baahan yahay inay Ummadda Soomaaliyeed wax badan ka tusaale qaataan Marxalladihii Adkaa ...
Xildhibaanadda Guddiga Difaaca iyo Arrimaha Gudaha ee Barlamaanka Uganda ayaa sheegay inay moral xumo soo wajahayso Ciiddanka Uganda ee qeybta ...
Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Al Shabab ay weerar xoogan ...
Taliyahaasi oo la oran jirey Maajid Xuseen Alsaadiq ayaa lagu dilay Isqarxin xalay ka dhacday Degmadda Binish ee W/bari ee ...
Soo-kabashadda Dowladnimadda Somalia waxay la kowsatay Maamul-xumo, Xisaabtan La’aan iyo inay jiraan Mas’uuliyiin faraha kula jira Musuq iyo Caddaalad-darro, waana ...
Mogadishu – The Federal Government of Somalia’s Minister of Defence, Ambassador Ahmed Moallim Fiqi, on Friday chaired the monthly meeting...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Farsamo ee...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si mideysan ugu heshiiyay in qeyb ka mid ah mushaarkooda ay ugu...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xalay kulammo gaar-gaar ah kula yeeshay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.