Xubnaha Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay kulan ku yeelan doonaan Gudaha Magaalad Muqdisho. Kulanka ...
Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxa haatan ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan soo Magacaabista golaha ...
Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa marka hore sheegay in ay muhim tahay in aan dhex dhexaad laga noqon ...
warka saakay waxaa soo jeedinaysa fardowsa maxamuud sahal waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Mahad C/Casiis C/raxmaan oo 20-jir ayaa lagu soo oogay inuu habeenkii Axadda ee la soo dhaafay 2 qof ku dooxay ...
Wararka ay Dalsan Maanta ka heleyso Magaalada Ankara ee dalka turkiga ayaa waxa uu sheegayaa in dalka Soomaaliya dib loogu ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur ayaa sheegay in loo baahan yahay wadashaqeyn dhex martay ...
Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka, JIIM MATIYOOS ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu Suxufiyiinta kula hadlay Xarunta Difaaca Maraykanka ee PENTOGANKA, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Xildhibaano iyo xubno ...
Dalka Meksiko waxa uu hayinka u hayaa Carruurta cayilan iyo kuwa qaba Cuddurka Sonkorta ee Dalalka Calaamka Waxaana maalmahan aad ...
barnamijk caawa waxaa soo jeedinaya guuleed cumar xxsan waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Wararka dalsan ay ka heleyso degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Maqribkii halkaasi lagu dilay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u dhaliishay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo ku eedeysay inuu ku guuldarreystay dhaqan-gelinta...
Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dab lagu qabadsiiyay mid ka mid ah masaajidda ugu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu ku muujiyay walaac xooggan, isaga oo digniin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.