Madaxweyne C/Fataax Al-sisi waxa uu markii labaad muddo dhowr maalmood gudaheed digniin u jeediyey Dowladda Ethiopia oo ku aadan Biyo-qeybsiga ...
200- xubin ee ka tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga ZANU PF waxay maanta xilkii Guddoomiyaha Xisbigaasi ka qaadeen Madaxweyne Robert ...
Golaha Wakiilada Maamulk  Puntland oo wali ku jira Kal-Fadhigii 40,aad ayaa manta waxa ay Magaalada Garoowe ku ansaxiyeen Xeerka la ...
DFS ayaa la sheegay inay Heshiis la gashay Shirkad lagu magacaabo Park Strategies oo uu madax ka yahay Alfonse Marcello D'Amato, kaasi oo ...
Madaxweynaha Zimbabwe ee Kacdoonku ku socdo ayaa la sheegay inuu diiday inuu wax cuno, isagoo ka soo horjeedo Xabsiga Guriga ...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya aya shalay oo Sabti aheyd kulankoodii waxa ay ku qaadaceen go’aankii ay xukuumadda Soomaaliya horay ugu wareejisay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kula kulmi ...
Wararka ay Dalsan Maanta ka heleyso qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Dowladda ...
Markii ugu horeysay ayaa xildhibanada Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa lagu soo rogay Canshuur ka qaadista Gunada ay qaatan. War Qoraal ...
Warka Waxaa Wadajir U Soo Jeedinaya: Fardowso Maxamud Sahal & Farxiyo Maxamed Xuseen Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Qof Shacab ah oo la ...
Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Itsunori Onodera ayaa sheegay inay ballaarinayaan Saldhigga ay Ciiddanka Badda Japan ku leyihiin dalka Jabuuti. Waxa uu sheegay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...
Diyaarado dagaal oo ay wadeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorshaysan ka fuliyay saldhigyo ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameysay Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, General Axmed Cabdi Cali...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kula kulmay dhiggiisa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.