Sida ay qoreen Warbaahinta dalka Sacuudiga iyo kuwa Khaliijka, waxaa qeybo ka mid ah dalka Sacuudiga ka da’ayey Roob xooggan, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kulan la qaatay qaar kamid ah bulshada ...
Cabdi Xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa waxa uu baaq u diray Ciyaartoydii horay u soo ...
Saddexda Madaxweyne ayaa hadalkaasi ku dhawaaqay, kadib, markii ay kulan Wadajir ah ku yeesheen magaalladda SOOJI ee loo dalxiis tago ...
Wargeyska Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qoray in Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Axmed Iimaan ka fekerayo inuu ...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa argtiyo kala duwan ka dhiibtay hindise Sharciyeedka la dgaalanka Argagaxisada kaas oo aan weli la ansixin. ...
warka subax saakay waxaa aqrinaya saleybaan xaaji axmed raage waxaana farasameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Maanta ayaa qorshuhu yahay in Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho uu soo gaaro wefdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda aan walaalaha ...
Wararka Radio Dalsan Gobolka Hiiraan Caawa ka soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmada Matabaan lagu arkay ...
Xasan Cali Kheyre Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Caawa Sinabad ah ugu hoyanaya Magaalada Baydhabo. ...
Wargeysyada iyo wakaalada dalalka Carabta ayaa shalay ilaa iyo xalay falanqeynayay safarkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku tagay dalka ...
Allaha u naxariistee Waxaa Maanta Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mid ah Baarlamaanka Dowlad Goboleedka galmudug. ...
Dibadbaxii Madasha Mucaaradka ee maanta lagu wadaa in lagu qabto Muqdisho ayaa dib loo dhigay, kadib dadaallo dhexdhexaadin ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas...
Muuqaallo cusub oo ay qabteen dayaxgacmeedyada sare ayaa muujinaya dhaqdhaqaaqyo dhismo oo ka socda laba xarumood oo muhiim ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mudane...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.