Wararka Radio Dalsan Gobolka Hiiraan Caawa ka soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmada Matabaan lagu arkay ...
Xasan Cali Kheyre Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Caawa Sinabad ah ugu hoyanaya Magaalada Baydhabo. ...
Wargeysyada iyo wakaalada dalalka Carabta ayaa shalay ilaa iyo xalay falanqeynayay safarkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku tagay dalka ...
Allaha u naxariistee Waxaa Maanta Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mid ah Baarlamaanka Dowlad Goboleedka galmudug. ...
Taliyihii hore ee Ciiddanka Serbia, Ratko Maladij ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Caalamiga ee qaadaysa Dembiyadda Dagaalka ee ka dhacay dalkii ...
Waxaa goordhow Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka galmudug. Marxuumka ayaa waxa uu ...
warka maanta waxaa aqrinaya abuukar dayax iyo fardowsa maxamuud sahal waxaana farsameyana maxamed cabdulahi cali boy
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xil-diid oo u tartamayey Xisbi Xaakimka Maamulka Somaliland ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee ay kula ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka ...
Arrintan ayaa timid kadib markii Bajaajta iyo gaari nooca Booyada qaada ay isku dhaceen xili ay marayeen Taalada daljirka Daahsoon ...
Maxamed Cumer Maxamed waa 7-jir ku dhashay Xanuun kaga dhacay Wadnaha,Qoyskiisa ayaana la tacaalayay Mudo sanado ah balse,gudaha dalka waxba ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa marka hore u habalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland ...
Mogadishu, – Somali National Army (SNA) ground forces have been ordered to launch an immediate operation to retake Awdheegle district...
Abu Dhabi, – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Cirro” will be among the distinguished guests at the upcoming Africa–UAE Debate...
New York, – Somali President Hassan Sheikh Mohamud, currently on an official visit to the United States, has spoken out...
New York, – Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended a high-profile state dinner hosted by U.S. President Donald Trump and...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.