Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka kulan kula qaatay Safiirka Dalka ...
War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa looga hadlay taageeradii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,taasi ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya ayaa xerada qaybta 21-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ku booqday Ciidamo ka tirsan ahlu sunna ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Degmada Guraceel ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxa ka dhacay Banaanbax looga horjeedo Hadal ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta xafiiskisa ku qaabilay Wakiilka qaramada Midoobay ee Soomaaliya mudane ...
Waxaa Goordhow Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda maamulka Galmudug gaaray Wafdi uu hogaaminayo Taliayaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ...
Ugu yaraan 9 qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen duqeyn ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta saakayto la beegsadeen ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inay gaaraan Taliyeyaasha Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya. ...
Waxaa Isbitaal ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku geeriyooday Taliyihii Saldhiga Booliska Gaalkacyo oo shalay ku dhaawacmay ...
Qoraal uu Xoghayaha Joogtadda ee Wasaaradda arrimaha Dibadda dalkaasi, Kamau Macharia soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa la sheegay inay Kenya ...
The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.