Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu  laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib socdaal hawleed qaatay 2 ...
Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika ...
Dowladda dalka Maraykanka ayaa sheegtay in ay rajo wanaagsan ka qabto in Soomaaliya ay doorasho ka dhacdo, waxaana ay dhinacyada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Muqdisho la kulmay Guddiga farsamada ee loo xilsaaray ka soo ...
Maxkamadda Ciidmada qalabka sida qaybta 27aad ee Magaalada baladweyne ayaa maanta u fariisatay dacwadda eedeysanayaal loo haysato in ay dil ...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya seddex qof oo  shacab ah oo lagu dilay degaanka Jidbaale ee Gobalka Sool, waxaana ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamrd (Filish) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo Maaliyadda gobolka ...
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka, Siyaasado Qaranna Ansixiyey. Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada ...
Hoggaamiyihii ururka Ikhaanu Muslimiin Casaam Al-caryaan ayaa lasoo sheegayaa in uu ku geeriyooday dalka masar, waxaana kasoo baxaya geeridiisa warar ...
Dowladda dalka Shiinaha ayaa Soomaaliya lacag ugu deeqday, lacagtaas oo sida ay sheegtay wax looga qaban doono fatahaadaha dhawaan ku ...
Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta qabsoomay, waxaana kasoo qayb galay wasiirada Maamulkaasi. U jeedka shirka ayaa ...
Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka dhawaajiyay in uu bilowaday dagaal ka dhan ah AL-shaab oo loga saarayo goobaha  ay ...
Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno,...
New York, United Nations – France has officially recognized the State of Palestine, joining a growing list of countries that...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s opposition alliance, known as the National Salvation Forum, convened a broad-based meeting in the capital Mogadishu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.