Ciidamada Israel ayaa Axadda maanta ah bilaabay duqeymo cusub oo dhanka cirka ah oo ay ku weerarayaan fariisimaha kooxda Xamaas ...
Waxaa Goordhow Degmada Doolow ee Gobolka Gedo gaaray Wafdi uu hogaaminayo Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, ...
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay 4 dhallinyaro ah kuwaas oo ku eedaysan in ay gubeen Dhar ay sheegeen ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo maalmahan ugu maqnaa Dalka Jabuuti ayaa ...
Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo. ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Khudbadii shalay Madaxweyne Farmaajo uu kahor ...
Ciidanka Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay saakay ka sameeyay gudaha Degmada Kuntuwaarey ee Gobolka ...
Maxamed Axmed Xaraf oo ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay falal ami darro oo maalmihii lasoo dhaafay ...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxaa lagu qabtay kulan lagu xisaabtamayay qaar kamid ah Siihayaasha xilalka Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco shirka wadatashiga hannaanka doorashada ee u dhaxeeya ...
Wararka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta oo Axad ...
Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa weerar xoogan lagula eegtay xili ay socdaal ku ...
Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno,...
New York, United Nations – France has officially recognized the State of Palestine, joining a growing list of countries that...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s opposition alliance, known as the National Salvation Forum, convened a broad-based meeting in the capital Mogadishu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.