• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sheekh Shariif oo Digniin Culus u diray Madaxda Dowladda

Bilan Media by Bilan Media
August 17, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sh Axmed ayaa sheegay in Madaxda dowladda Federaalka ee haatan talada dalka heysa aysan dhab ka aheyn heshiis rasmi ah oo laga gaaro xasaradda siyaasadeed ee kala dhexeeysa Madaxda M/Goboleedyada.

Qoraal uu soo saaray Sheekh Shariif ayuu ku sheegay in Madaxda dowladda uusan qorshahu ugu jirin qabashada Doorasho dalka ka dhacda, isla markaana heshiis lagu wada yahay.

Sheekh Shariif ayaa tilmaamay in dalka Soomaaliya uu ka keenay meel aad u adeg, waxaana uu sheegay in marnaba aan la ogolaan doonin in aayaha iyo masiirka ummaddu u afduubnaado Madaxda kursiga inay sii joogaan kaliya raba.

“Waxaan aaminsanahay in madaxda dowladdu aysan daacad ka ahayn heshiis laga gaaro xasaradda siyaasadeed ee u dhaxeysa iyaga iyo dowlad goboleedyada, sidoo kalena aysanba qorshaha ugu jirin qabashada doorasho heshiis lagu yahay. Xaqiiqdii dalkaan waxaan ka keennay meel aad u adag, sidaa darteed marna ma oggolaan karno in aayaha iyo masiirka ummaddu u afduubnaado ashkhaas kursiga inay sii joogaan kaliya raba” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Sidoo kale Sheekh Shariif ayaa caddeeyay in Madaxda dowladda aan laga aqbali doonin in maalin ay kursiga sharci darro kusii joogaan, isagoona tilmaamay in Madaxda haatan ay u muuqadan kuwo doonaya muddo kororsi.

“Waxaan ka digeynaa dhibaato noo muuqata oo madaxda wakhtiga uu kasii dhammaanayo ay ismoodsiinayaan, waxaana caddeyneynaa in aan marnaba laga aqbali doonin in maalin ay kursiga sharci darro kusii joogaan. Sidoo kale waxaan uga digeynaa guddoonka Golaha Shacabka inay ka fiirsadaan tallaabooyinka aan dastuuriga ahayn ee ay ku dhaqmayaan, iyadoo ujeedku yahay in xil-kordhin ay u xalaaleeyaan madaxtooyada” ayuu Sheekh Shariif kusoo Gaba-gabeeyay Qoraalkiisa.

Previous Post

Guddoomiyihii degaanka Goof-gaduud iyo Saraakiil kale oo Qarax lagu dilay

Next Post

Turkiga oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Next Post

Turkiga oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta weerar ballaaran ku qaaday fariisimo ay...

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay...

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

by Liban
May 20, 2025
0

ADDIS ABABA – The Federal Member State of SSCKhaatumo took part in the ID4Africa 2025 Annual General Meeting (AGM), a...

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

by Liban
May 20, 2025
0

Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Soomaaliya waa Charles Nicholas King. Isniintii, May 19, 2025, ayuu si rasmi...

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration
English News

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?
English News

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador
English News

Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Director of Religious Affairs in Hirshabelle Killed in Jowhar
English News

Director of Religious Affairs in Hirshabelle Killed in Jowhar

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
  • ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
  • SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration
  • Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00