Rag hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta ...
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya, Monica Juma, oo wareysi siisay Wargeyska Nation ee saldhiggiisu yahay Magaalada Nairob  ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha ...
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaran ee degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa howlgalo saacado badan qaatay ka sameeyay gudaha Magaalada, ...
Wafdi ka socday Wasaaraddaha Qorsheynta Maaliyadda dowlada Soomaliya ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay ...
Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool ayaa xukun ku riday saddex ...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee ...
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa shil diyaaradeed oo kasaare dhimasho ka geystay waddanka Faransiiska. Labo diyaaradood oo aan aad ...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala K/galbeed ayaa maalmihii u dambeeyay ...
Ciidanka dowladda ayaa ku guuleystay in ay kala dhex galaan laba Malleyshiyo beeled oo ku dagaalamay Degaanno ka tirsan Gobolka ...
Ku-Simaha Madaxweynaha Dowlad Goboledka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qaabilay qoyskii alle ha u naxariistee ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahan ku sugan magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa kormeer ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Haweeney habeenimadii xalay aheyd lagu dilay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, taasi oo Maanta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfurayay Qorshaha Hiigsiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay...
In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.