Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen ...
Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabeelle ayaa saameeysay tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana waxaa Fatahaada Webiga ku Go’ay ...
Rag hubeysan oo la rumeysan yahay inay yihiin Maleeshiyo beeleed aaya xalay saqdii dhexe dad shacab ah ku dilay deegaan ...
Wafdi ka socda Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee magaceeda loo soo gaabiyo ICC ayaa gaaray dalka Suudaan si mas'uuliyiinta ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo hubeysan oo ka tirsan ...
Ciidanka amniga ee dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay xaafaddo ka tirsan Magaalada Gaalkacyo ...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-564/102020 iyo SL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa daah-furay diyaarinta Istaraatiijiyadda waxbarashada Galmudug muddada shanta sano ee soo socota. Munaasbaddan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa Lataliye u magacaabay Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiskiisa. Wareegto ...
Waxaa weli cilad ay ka jirtaa Khadka Internet-ka ee Koonfurta dalka Soomaaliya oo saakay dadka kunool Koonfurta ay kusoo waaberiisteen ...
Maamulka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ee Somaliland ayaa soo saaray Digniin Cusub oo ku socota Milkiilayaasha Hoteelada ku yaalla ...
WASHINGTON — In a major escalation with far-reaching global consequences, President Donald Trump announced on Saturday that U.S. military forces...
In a move that reflects both national pride and ongoing political sensitivities, the Somali Federal Government has announced the postponement...
Iran has ruled out resuming nuclear negotiations while it remains under attack, warning of escalating tensions just hours after Israel’s...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta berri oo ku beegan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.