Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-564/102020 iyo SL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa daah-furay diyaarinta Istaraatiijiyadda waxbarashada Galmudug muddada shanta sano ee soo socota. Munaasbaddan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa Lataliye u magacaabay Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiskiisa. Wareegto ...
Waxaa weli cilad ay ka jirtaa Khadka Internet-ka ee Koonfurta dalka Soomaaliya oo saakay dadka kunool Koonfurta ay kusoo waaberiisteen ...
Maamulka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ee Somaliland ayaa soo saaray Digniin Cusub oo ku socota Milkiilayaasha Hoteelada ku yaalla ...
Dowladda Azerbaijan ayaa sheegtay in weerar gantaal oo aroornimadii hore ee maanta oo Sabti ah lagu qaaday magaalada Ganja oo ...
Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Fadhi aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku yeeshay Magaalada Hargeysa, ...
Wararka aan la heleyno Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Maanta ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah Qoraal xusuusin ah u kala diray Madaxweyneyaasha ...
Mashruucan ayaa isugu jira dhisme biyo xireen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee wabiga Shabelle ...
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa sheegay inuu shaqo bilaabay Khadka labaad ...
Madasha Samata-Bixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah madaxdii hore ee dalka ayaa si rasmi ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka...
In a remarkable stride for Somalia’s public service and religious institutions, the Federal Government has announced that the country ranked...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay sannadkan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.