Waxaa saaka Xaalad kacanaan ah laga dareemayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha loogu talgalay in lagu qabto doorashada Golaha Shacabka ...
Iyadoo maanta loo madlan yahay in guddoonka Golaha Shacabka lagu doorto teendhada Afisyoni ayaa waxa tan iyo xalay soo baxay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Maxamed ...
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shegay inuu xilkii ka qaaday taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya General Cabdi Xasan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Howgalka Nabad ilaalinta ATMIS  faray in ay si degdeg ah ula ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Maxamed ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dib loogu doortay Xilka Guddoomiyaha ...
Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ku guuleystay kursiga guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka aqalka sare, asaga ...
Midowga Murashaxiinta ayaa Hambalyo u diray  Senator Cabdi Xaashi C/laahi oo ku guulaysta guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Farxiyo Muraad ...
Maanta ayaa lagu wadaa inuu qabsoomo kulan muhiim ah oo dhexmaraya Safiirrada Beesha Caalamka iyo Siyaasiyiinta Golaha Samatabixinta, kaas oo...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo ka kooban...
Somalia’s Minister of Finance, Biihi Imaan Ige, officially launched the Danabeysan digital signature system for government payments at a major...
NEW YORK, – Ukrainian President Volodymyr Zelensky will travel to the United States on Monday for a high-stakes meeting with...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.