Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku guuleystay mar kale in uu noqdo guddoomiyaha golaha aqalka sare ee BJFS . Guddoomiyaha KMG ...
Guddiga doorashada Golaha Shacabka ayaa la sheegay in laga soo saaray Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la sheegay ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda JFS ee magaalada Geneva ahna ergada joogtada ah ee ...
Waxaa goordhaw lagu wadaa in ay si toos ah u billaabato doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya. ...
Saacadaha soo aaddan ayaa la filayaa in Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ay ...
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha ayaa si kulul kaga jawaabay qoraal uu soo saaray Siciid Deni, ...
In ka badan 200 oo qof ayaa ku dhintay isku dhacyada u dhexeeya dadka reer guuraaga Carabta ah iyo beeralayda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa nasiib daro ku tilmaamay qorshayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday uu ku carqaladaynayo doorashooyinka ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS  Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Geneva kula kulmay xubno ka socday jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Maxamed ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed xuseen Rooble ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo ...
Maanta ayaa lagu wadaa inuu qabsoomo kulan muhiim ah oo dhexmaraya Safiirrada Beesha Caalamka iyo Siyaasiyiinta Golaha Samatabixinta, kaas oo...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo ka kooban...
Somalia’s Minister of Finance, Biihi Imaan Ige, officially launched the Danabeysan digital signature system for government payments at a major...
NEW YORK, – Ukrainian President Volodymyr Zelensky will travel to the United States on Monday for a high-stakes meeting with...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.