Waxaa hadda teendhada Afisyooni ka bilaabatay doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan 7 Musharax. Musharaxiinta is diiwaan gelisay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Doorashada Guddoonka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si toos ah u billaabatay. Kooramka Xildhibaanada doorashada ka qayb galaya ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/salaam Juule ...
Isku dayadi ugu dambeeyey ee lagu doonayay in Doorashada guddoonka golaha shacabka looga saaro 16-ka xubnood ee lagu soo doortay ...
Iyadoo Teendhada Afisyooni ee Xayndaabka xalane ay haatan ka socoto qaban-qaabadii ugu dambeysay ee lagu qabanayo doorashada Guddoonka Golaha shacabka ...
Waxaa Maanta kulan looga hadlaayay amniga guud ee dalka iyo kan doorashooyinka Golaha Shacabka iyo tan Madaxweynaha ayaa ka qabsoomay ...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku boorriyay Xildhibaannada Golaha Shacabka inay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Geedi ...
Waxaa xaalad Cakiran ay weli ka taagan tahay Albaabka hore ee laga galo Xarunta Teendhada Afisyooni ee Xeyndaanka Garoonka diyaaradaha ...
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa dalbaday in si nabad ah ay ku qabsoonto doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo Maanta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Geneva ...
Maanta ayaa lagu wadaa inuu qabsoomo kulan muhiim ah oo dhexmaraya Safiirrada Beesha Caalamka iyo Siyaasiyiinta Golaha Samatabixinta, kaas oo...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo ka kooban...
Somalia’s Minister of Finance, Biihi Imaan Ige, officially launched the Danabeysan digital signature system for government payments at a major...
NEW YORK, – Ukrainian President Volodymyr Zelensky will travel to the United States on Monday for a high-stakes meeting with...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.