Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ku guuleystay kursiga guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka aqalka sare, asaga oo helay cod gaaraya 28 Cod
Musharax la tartamay oo ah Cabdihakiim Macalim Axmed ayaa helay Cod gaaraya 25 Cod.
Guddoomiyaha KMG ah ee golaha Aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada Tartanka.