Isku dayadi ugu dambeeyey ee lagu doonayay in Doorashada guddoonka golaha shacabka looga saaro 16-ka xubnood ee lagu soo doortay Ceelwaaq ayaa natiijo la’aan ku dhamaaday
Isku deygaan oo ay wadeen xildhibaano sida muuqata is xilqaamay ayu diiday Gudoomiyaha waxuna ku adkeystay ineey Codeynayaan
Wali doorashada ma bilaaaban waxaana jira walwal laga qabo fowdo
La soco wixi so kordha