Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ...
Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dilkii loo gaystay Atooraha badda oo ahaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliya, ...
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa war kasoo saartay Guddoonka Cusub ee Goalaha Shacabka ee la doortay, waxaana Qoraal kasoo baxay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/naasir Alcadaala ...
Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay mid ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab oo lagu magacaabo ...
Ku dhawaad ​​8,000 oo ciidamada UK ah ayaa ku biiri doona dhoollatus taxane ah oo ay xagaagan ka qeybgalayaan dhammaan ...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay shaacinaysaa in dib Safaaraddeeda uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ...
Baarlamaanka dalka Jarmalka ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay mooshin lagu taageerayo in hub culus la siiyo dalka Ukraine. Tallaabadan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-(C/naasir Maxamed ...
Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ku guulaysatay guddoomiye ku xigeenka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Sacdiya Yaasiin ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo kala ...
Xillibaan Cabdulaahi Cumar Abshirow ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha shacabka BJFS waxaana uu helay Codad ...
Guddiga Doorashada Golaha Wakiillada Waqooyi Bari ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, taas oo...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan siyaasadeed iyo mid talo-wadaag ah la qaadanaya isimada dhaqanka ee gobollada Sanaag...
War-saxaafadeed ka soo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay hawlgal qorsheysan...
Xamaas ayaa ogolaatay soo jeedinta Masar iyo Qadar ee ku saabsan xabbad-joojin 60 maalmood ah iyo sii deynta qaar ka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.