Doorashada Guddoonka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si toos ah u billaabatay.
Kooramka Xildhibaanada doorashada ka qayb galaya ayaa gaaraya 240 Xildhibaan, kuwaasi oo dooran doona Guddoonka iyo laabda ku xigeen e Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Musharixiinta u taagan qaabshada Xilka Guddoonka Golaha Shacabka ayaa iyaguna ku sugan Teendhada Afisyooni oo ah halka ay ka socoto doorashadu.