Wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo ay qeyb ka ahaayeen Madaxa IOM ee Soomaaliya ...
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland uga digay inay banaanbaxyo sharci darro ah oo looga soo horjeeda ...
Ciidamada kumaandooska DANAB gaar ahaan ururka 4-aad, guutada 16-aad, ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu khasbay in uu galo karantiil kadib markii labaada muddo 10 maalmood ah laga helay ...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda uu u safro dalalka Koonfur Afrika, ...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgalo saacado badan qaatay waxaa ay ka sameeyeen xalay xaafaddaha degmada Kaaraan ee Gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka ...
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa raalli-gelin ka bixiyey hadalkii uu sheegay ee ahaa in Madaxweynaha Soomaaliya uusan dhiggiisa ...
Dad ku dhintay dibadbaxyo looga soo horjeeday ciidamada UN oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Ugu yaraan laba ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa War kasoo saaray geeridii ku timid Wasiirkii Arimaha gudaha iyo ...
Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Jubbaland Jeneraal Maxamed Warsame Darwiish ayaa la xaqiijiyey inuu goor dhow ku geeriyooday dalka Jarmalka ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada ...
Mogadishu – In a landmark moment for the Horn of Africa, Somalia officially opened the 34th Policy Organs Meeting of the...
Wararka laga helayo magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay in ololaha isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Gobolka Banaadir la kordhiyay...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab milatari oo ay sheegeen inay kala wareegeen maleeshiyaad hubeysan oo...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.