Iyadoo Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Maanta lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay ...
Haween iyo Gabdho ayaa fadhiyay guri ku yaalla dagmada Dayniile ee Waqooyiga Muqdisho, waxa ay gacmaha ku haayeen dunta noocyadeeda ...
Waxaa Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Maanta lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u ...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku gudajira booqashadiisa rasmiga ah ee uu ku joogo dalka Masar, ayaa booqday ...
Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland gaar ahaan Daraawiishta Puntland oo ay weheliyaan Ciidanka Sirdoonka gaarka ah ee PISF iyo kuwa PMPF ...
Waxaa xaalad deggenaan ah ay ka jirtaa saaka deegaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer ee gobolka Shabeelle, halkaas oo ...
Waxaa saaka xaalad deganaasho ah laga dareemayaa degaanadii dhawaanahaan dagaaladu ka socdeed, ee dowlad degaanka, kadib markii dagaal u dhaxeeya ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa soo saartay digniin culus oo ay u direyso Guddoomiyaha Baarlamaanka Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, oo sii wada wadatashiyada ku saabsan dhismaha Xukuumadda ayaa kulan la qaatay ...
Ciidamada Kumaandooska Danab, kuwa Dowlad-goboleedka Jubbaland iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa si guul leh u fuliyay howlgal qorsheysan oo ka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magacaabay guddi heer sare ah oo loo xilsaaray qabanqaabada Aaska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji...
ADDIS ABABA, Ethiopia – In a major policy reversal, the Government of Ethiopia has officially scrapped its long-standing plan to...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.