Waxaa jiraa warar laisla dhexmarayay oo sheegayay in in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose, ...
Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay ...
Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo falalka amini darro ee dagaalamaayaasha Al-Shabaab ka fuliyaan ...
Diblomaasiga ugu sarreeya xukuumadda Taalibaan ee Afghanistan ayaa Talaadadii sheegay mar uu ka hadlayay shir caalami ah oo ka dhacay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si ...
Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergei Lavrov ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, socdaalkiisii ugu dambeeyay uu ku marayo afar dal oo ...
Ciidamada dowlad-deegaanka Soomaalida ayaa dilay 85 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii uu socday iska-horimaad ka dhacay xuduudda Soomaaliya iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ...
Iyadoo Magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Maanta lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay ...
ADDIS ABABA, Ethiopia – In a major policy reversal, the Government of Ethiopia has officially scrapped its long-standing plan to...
MOGADISHU, Somalia – In a significant step toward revitalizing Mogadishu’s urban infrastructure, the Governor of the Banadir Region and Mayor...
MOGADISHU,— The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has extended deep condolences to the Somali...
MOGADISHU, Somalia – As the nation readies itself for the dual milestones of June 26th and July 1st, commemorating Somalia’s...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.