Waxaa saaka xaalad deganaasho ah laga dareemayaa degaanadii dhawaanahaan dagaaladu ka socdeed, ee dowlad degaanka, kadib markii dagaal u dhaxeeya ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa soo saartay digniin culus oo ay u direyso Guddoomiyaha Baarlamaanka Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, oo sii wada wadatashiyada ku saabsan dhismaha Xukuumadda ayaa kulan la qaatay ...
Ku dhawaad 1,200 oo muhaajiriin ah oo aan heysan wax sharci ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray dalka Talyaaniga, sida ...
Ugu yaraan 33 qof ayaa dhintay halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen bartamaha Kenya kadib markii bas ay saarnaayeen dadkan ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka muddo-siinta dhismaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ogolaaday codsi uu ra'isulwasaaraha Xukuumadda Mudane Xamza Cabdi Barre uu usoo ...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa abaabullo ka wada xadka ay wadaagaan Soomaliya iyo Itoobiya, saacado yar un kaddib markii ciidanka ...
Wasiirka Arrimaha Debadda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa booqasho ku tegey dalka Masar isaga oo magaalada Qaahira kula kulmay madaxweynaha ...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa saacadiihii lasoo dhaafay waxaa ay Howlgallo Culus ka fuliyeen degmooyinka ka tirsdan Gobolka Banaadir, waxaana howlgaladu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo hoggaaminaya wafdi...
Ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah magaalada Garoowe loogu raro ciidamada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.