• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Madaxtooyadda Somalia oo ka fal-celisay Hadalkii Ra’isul-wasaaraha XFS ee ahaa Isbedal dhinaca Hoggaanka Sare ee Dalka.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 3, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Agaasimaha Warfaafinta ee Villa Somalia, Shadoor Xaaji Maxamuud ayaa soo saaray Qoraal uu si kulul ugu naqdiyey Hadalkii uu Ra’isul-wasaaraha XFS ahna Musharax  Madaxweyne Cumar Cumar C/rashiid uu shalay ka jeediyey Kulan uu magaalladda Kismaayo kula yeeshay Xildhibaanadda Labada Aqal ee laga soo doortay Maamulka Jubbaland.

Cumar C/rashiid waxa uu Xildhibaanadda Cusub ka dalbaday in lagu taageero Musharaxnimadiisa, wuxuuna carrabka ku dhuftay in loo baahan yahay in Isbedel lagu sameeyo Hoggaanka Sare ee dalka.

Siyaasigaasi oo labo jeer xilka Ra’isul-wasarenimo soo qabtay ayaa u muuqday qof uu Loolan Siyaasadeed kala dhexeeyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii 2-aad ku haminaya in dib loo soo doorto.

shadoorAgaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Shador Xaaji Maxamuud waxaa uu hadalka Cumar C/rashiid ku tilmaamay mid ka fog Anshaxa Doorashooyinka iyo inuu Danno Siyaasadeed ka leeyahay Hadalkaasi.

“Waxaa wanaagsan inuu Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid,  ilaaliyo anshaxa doorashooyinka iyo mas’uuliyadda uu weli u hayo dalka ee Ra”iisul Wasaarenimo, ma wanaagsana in uu  ololaha doorashadiisa shaqsiydeeyo”ayuu yiri Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Shador Xaaji Maxamuud

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada oo sii hadlayay ayaa yiri “Madaxweyne Xasan Sheekh , wuxuu mudan yahay in lagu aammaano difaacida  dananaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed iyo diidmada faragelinta tooska ah ee  shisheeyaha, Madaxweynu mar walba waa ka go’an tahay illaalinta xaduudaha dalka ee dhanka badda Iyo bariga” ayuu yiri  Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

Cumar C/rashiid ayaa olole xooggan ka wada xarumaha maamul goboleedyada, isagoo taageero ka raadinaya Xildhibaanada laga soo doortay, waxaa la rumeysan yahay inuu taageero dhaqaale ka helayo Imaaraadka Carabta oo la sheego inuu u yahay xulashada koowaad shaqsiyaadka ay la rabto inay hoggaanka dalka qabtaan.

Si kastaba ha ahaatee, Dagaalka Warbaahinta ee u dhexeeya Madaxtooyadda  ayaa muujinaya inuu jiro Khilaaf Siyaasadeed iyo mid Awoodeed oo u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo labaduba ah Musharaxiin u taagan xilka Madaxweynaha.

©Radio Dalsan

Previous Post

(SAWIRO):Boliska Sweden oo baadi-goobaya kooxihii ka dambeeyey Wiilal Soomaali oo xalay lagu dilay Stocholm.

Next Post

Musharaxiin isticmaalay Jeegag Bangi oo la Been abuuray oo lagu arkay Jowhar iyo Cadaado.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Next Post

Musharaxiin isticmaalay Jeegag Bangi oo la Been abuuray oo lagu arkay Jowhar iyo Cadaado.

Director of Religious Affairs in Hirshabelle Killed in Jowhar

Director of Religious Affairs in Hirshabelle Killed in Jowhar

by Liban
May 20, 2025
0

Dr. Mohamed Abdi Ali (Dr. Gaalib), the Director of the Department of Religious Affairs at the Ministry of Endowments and...

Netanyahu: Aid Allowed Into Gaza Due to U.S. Pressure, Not Change of Policy

Netanyahu: Aid Allowed Into Gaza Due to U.S. Pressure, Not Change of Policy

by Liban
May 20, 2025
0

In a rare move following nearly three months of total blockade, Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has announced that Israel...

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

by Ilhaan
May 19, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Soomaaliya,...

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

by Liban
May 19, 2025
0

Mogadishu, Somalia – A highly sensitive and potentially divisive legal debate unfolded today in Somalia’s Federal Parliament as members of...

Director of Religious Affairs in Hirshabelle Killed in Jowhar
English News

Director of Religious Affairs in Hirshabelle Killed in Jowhar

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Netanyahu: Aid Allowed Into Gaza Due to U.S. Pressure, Not Change of Policy
English News

Netanyahu: Aid Allowed Into Gaza Due to U.S. Pressure, Not Change of Policy

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament
English News

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt
English News

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations
English News

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Director of Religious Affairs in Hirshabelle Killed in Jowhar
  • Netanyahu: Aid Allowed Into Gaza Due to U.S. Pressure, Not Change of Policy
  • RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
  • Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00