Wararka naga soo gaaraya gobolka Nuagal ayaa waxa ay sheegayaan in Maalintii Shaanad ay xiran tahay Maxkamada Darajada koowaad ee gobolkaas taasi oo ay dhibaato ku qabaan Shacabka.
In kastoo weli Maamulka gobolka Nugaal Puntland asyan weli shaacin sababta loo xiray Maxkamada iyo wax ay ka yeelayaan ayaa hadana warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in sababo la xiriira Shaqaalaha Maxkamada oo ka cabanaya mushaar la’aan.
Qaar kamid ah shacabka Gobolka Nugaal oo manta Warabahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegen in lagu wargaliyey in Mushaar la,aan ay ka cabanayaan shaqalaha Maxkamada sidaasna loo xiray.
Hoos Ka Dhageyso Codadka qaar ka mid ah Shacabka Gobolka Nugaal.