• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, June 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo weli ku howlan fulinta Amarkii RW Rooble

Bilan Media by Bilan Media
November 7, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa xalay soo kormeeray waddooyinka waa-weyn ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo maalmihii u danbeeyay saameyn ku yeeshay biyo-dhiga Roobabkii ka da’ay Muqdisho.

Wadooyinka uu booqday Ku-simaha ayaa waxa ay kala ahaayeen Wadada weyn ee xiriirisa Dekkada Muqdisho illaa KM4, Wadada Xiriirisa KM4 illaa Airporka Muqdisho, Wadada Ceel Qalow ee Degmada Wadajir iyo Wadada Daalo ee Degmada Howlwadaag.

Waddooyinkaas oo ah kuwo ku xirmay biyaha Roobkii ka da’ay Caasimadda dalka ayaa haatan waxaa dib ugu soo laabtay isu-socodkoodkii dadka iyo gaadiidka noocyadiisa kala duwan, waxaana qaarkood ku socdo shaqooyin biyaha looga qaadayo.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere) ayaa warbaahinta u sheegay in ka-sakow biyo qaadista ay Magaalada ka wadaan Maamulka Gobolka Banaadir, sidoo kale ay socoto in loo gurmado dadka danta yar ee dhibaatooyinka kasoo gaareen roobabkii ka da’ay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhawaan ka da’ay roobab xoogan oo biyo farabadan dhigay waddooyin dhowr ah oo ku yaalla Caasimadda, waxaana taas ay saameyn xoogan  ku yeelatay gaadiidka iyo dadka, xili gaadiidleyda ay isticmaalayeen waddooyin qardo-jeer oo dhex yaalla xaafadaha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Previous Post

Muxuu yahay Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Next Post

Al-shabaab oo xalay weerar ku qaaday Saldhig ay ku sugnaayen Ciidamo

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Next Post

Al-shabaab oo xalay weerar ku qaaday Saldhig ay ku sugnaayen Ciidamo

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

by Gesey Liban
June 16, 2025
0

The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation...

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
English News

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes
English News

India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
  • Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
  • Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta
  • Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00