Kulanka Golaha shacabka oo berri furmaya iyo Ajendaha oo la shaaciyay

Waxaa Berri oo isniin ah lagu wadaa in uu furmo kulan weynihii Golaha shacabka baarlaamka Federaalka Soomaaliya, waxaana Xildhibaanada lagu wargaliyay in ay berry soo xaadiraan kulanka.

Berri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2 Vovenber ayuu kulanku furmayaa waxaana looga hadli doonaa Ajendauyaal dhowr ah.

Waxaana looga hadli doonaan Ajendayaasha kala ah: Akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’ada Diiwaangalinta iyo bixinta Aqoonsiyadda iyo Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media