• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Guddiga Doorashada ee Heer Federaal wax kama jiraan ka dhigay doorashadii kuraasta HOP154 iyo HOP103

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 5, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

War saxaafadeed ay soo saareen  Guddiga Doorashada ee Heer Federaal  ee FEIT ayaa waxaa go’aan ay ka qaateen doorashada kuraasta HOP154 iyo HOP103.

Guddigu waxaa ay caddeeyeen In kursiga sumadiisu tahay Hop154, habkii loo maray doorashadiisa aysan waafaqsanayn habraacyada doorashada, iyadoo murashax ka mid ah kuwii u tartamayey uusan buuxin shuruudihii murashaxnimada qodobkiisa 3aad ee heshiiskii 1 Oktoobar 2020.

Waxaa guddigu intaa ku daray in gabi ahaanba  natiijada kursigaas oo ka dhacday Baydhabo  29 Nofeembar 2021 ay tahay waxba kama jiraan, doorashadiisuna dib loogu noqon doono.

Dhanka kale Kursiga uu tirsigiisu yahay Hop103, ayay Guddigu sheegeen in doorashdiisu ay tahay mid waxba kama jiraan ah oo dib loogu noqon doono, iyagoo sheegay in  la tix raacayo  go’aanka guddiga ee ku xusan warqadda sumadeedu tahay (TXR/GHD/0056/21) soona baxday 27 Noofeembar 2021, go’aankaas oo lagu hakiyey in la qabto dorashadiisa.

Sidoo kale Guddigu waxaa ay baaritaanno ku wadaa doorashada qaar ka mid ah kuraasta lagu doortay galmudug, waxaana ay shegeen in gacanta ay ku hayaan guddiga xalinta khilaafaadku, waxaana la sugaya go’aanka xiga kan ee ay Guddigu ka qaadan doonaan kurastaasi.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Previous Post

DF iyo AMISOM oo ka shiray qorshaha ay Ciidanka Somalia kula wareegayan amniga dalka

Next Post

RW Rooble oo war kasoo saaray go’aankii lagu laalay doorashadii kuraasta HOP154 iyo HOP103

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”
English News

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Next Post

RW Rooble oo war kasoo saaray go’aankii lagu laalay doorashadii kuraasta HOP154 iyo HOP103

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

by Liban
May 14, 2025
0

Riyadh, Saudi Arabia – In a move that has stunned diplomats and reshaped regional expectations, former U.S. President Donald Trump...

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

Mogadishu, Somalia – The Somali Police Force has announced the successful arrest of a criminal gang suspected of carrying out...

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Waxaa magaalada Nairobi si xawli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore oo ka tirsaneyd dowladihii...

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
English News

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

  • Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
  • Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00