Wasaarada arimaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka  xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in fatahaado cusub  uu sameeyo wabiga shabeelle, waxaana ay sheegtay wasaaraddu in loo baahan yaahy taxadar dheraad ah.
Warkasoo baxay wasaaradda ayaa lagu fah-faahiyay dhibaatooyinka ka dhashay fahatahada, waxaana la xusay goobaha uu sida weyn u saameyay wabiga Shabeelle.
Qoraalka wasaaradda Hoos ka aqriso