Wararka maanta laga helayo degmada dhuusa mareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in halkaas uu ka soconayo qaban qaabo ku aadan isu soo bax roob doon ah.
C/laahi Cali oo kamida wax garadka degmadaas ayaa Radio Dalsan U sheegay in dadku ay Sonaan donaan mudo sedex maalin ah kadibna isu soo buxu uu dhici doono.
Talaabadaan ayaa ka dambeysay kadib abaaro baahsan oo kajira degaano hoos yimaada degmadaas.
Halkaan ka dhageyso.