Dhageyso: Qarax khasaara dhaliyay oo ka dhacay X/weyne.

Wararka naga soo gaaraya degmada X/weyne ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in qarax Miino uu saaka ka dhacay goob ciidamadii ay fariisan jireen taas oo ku taala Nawaxaiga dhismaha Bacadlaha.

Goobjooge la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in halkaas uu ku geeriyooday Askari katirsan ciidanka Amniga X/weyne qaar kalana dhaawacyo ay kaso gareen.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga. 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor