Muqdisho(Radio Dalsan):- Musharax Maxamed Calai Ameeriko oo kamid ah musharaxiinta u’taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya iyo musharaxiin kale ayaa waxa ay maanta kulan laqaateen gudoomiyaha dhawaan la doortay ee baarlamank aqalka hoose ee dalka ayagoona kulan kooda uga wada hadlay arimo dhoor ah oo quseeya doorashada dalka
Halkan Ka Dhageyso Codka Musharax Maxamead Cali Ameeriko