Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isbaheysanaya ayaa waxa ay howlgal miino baaris ah ka asmeynayaan Wadada xiriirisa Magaalooyinka Balcad iyo jowhar halkaas oo waayihii dambe ay qaraxyo ka fulinayeen Al-Shabaab.
Maamulka degmada Balcad ayaa sheegay in qorshaas uu yahay mid amniga lagu xaqiijinayo,isla markaana uu yahay mid sii socon doono ilaa iyo inta Wadada xiriirisa Balcad iyo jowhar.
Waxa uu sidoo kale sheegay in qorsha Maamulka Hir-Shabeelle uu yahay in gaadiidka iskaga kala goosha muqdisho iyoJowhar ay sinabad ah halkaasi ku maraan.
Wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar ayaa waxaa dhowr mar ka dhacay weeraro jidgal ah oo khasaaro dhaliyey,taas oo ku dhawaatay in ay Wadadaasi Goรขโฌโขdo.
Wrbixinta Warkaan oo dhameystiran waxaa Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xsan Cabdulalahi Cabdullaahi Cabdulle.
Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariye
Warbixinta Warkaan oo dhameystiran waxaa Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xsan Cabdulalahi Cabdullaahi.