Muqdisho(Radio Dalsan):- Maxamed Sheekh Cismaan Jaawari oo ah gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay xili uu lakulmay gudiga doorashada dadban in ay isla qaateen in kuraasta ey baneeyaan xildhibanada xildhibanada iyo kuwa laga geeriyoodo aanan jiri doonin dad lagu badasho hasayeeshey kuraastaas doorashadaas dib loogalidoono
Halkan Hoose Ka Dhagesyo Codka Jawaari