Waxaa la ssoo gebagebeeyey Cod-tirinta Doorashadda Madaxtinimadda ee dalka Maraykanka, o oay ku baratamayeen Hillary Clinton iyo Donald Trump.
Waxaana la shaaciyey inuu Donald Trump helay 276 Cod, Halka Hillary Clinton ay heshay 218 Cod.
Taageerayaasha Xisbiga Jamhuuriga ayaa bilaabay inay u dabaal ddegaan Guusha Donald Trump.