Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Mohamed Abdullahi Nuux ayaa ku guuleystay kursiga beeshiisa Jijeele kadib doorasho ka dhacday Muqdisho.
Doorashada oo iskuul boolisiyo ka dhacday waxaa uu helay Nux codad gaaraya 43 sida uu wariyaheen Saleymaan soo sheegay oo goobta jooga.
Kursiga beesha Jijeele oo horey u dhaliyey rabshado gacan ka hadal oo Jowhar ka dhacay ayaa ka mid aha kuraasti la diiday natiijadooda