Kusriga Beesha Gugundhabe oo uu Buuq kaymid markii lagu qabtay Doorashadiisa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeele islamarkaana Dib loo Celiyey Kadib Tabasho Laga Keenay Kursigaas oo uu Kusoo baxay Wasiirka Dhalinyarada Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux.
Waxaa Lagu Wadaa in Maanta Muqdisho ay ka dhacdo Doorashdaas oo ay Utaaganyihiin 6 Musharax oo Kala ah:-
1 Hinda Cabdullaahi Cumar
2 Nasro Axmed Cali
3 Cabdullaahi Axmed Xuseen
4 Nuur Bocor Jeele
5 Maxamed C/laahi Xassan Nuux
6 Axmed Sheikh Nuur Cabdi
Kursigaan Ayaa Kamid ahaa 5-tii Kursi ee Lalaalay ee lagu soo Doortay Maamulada Hirshabeele,Koonfur Galbeed,Puntland/Jubbaland Iyo Galmudug waxana Wali Harsan Laba Kamid ah Kuraasta Iyadoo Seddex Kale Lasoo Doortay.
.