DEG DEG:-Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Magacaabay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa  ku yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo ay uga hadlayeen Arrimo Muhiim ah.

Kulanka Golaha wasiirada ayaa inti uu socday waxaa lagu magacaabay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka kaas oo loo magacaabay Maxamed Cli Afgooye,sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaliya.

Hanti dhowraha cusub ayaa bedeli doona Hanti dhowrihii hore ee xilka laga qaaday Dr Nuur Faarax Jimcale

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media