Madaxweyne Farmaajo,oo Magacaabay Guddiga Taakuleynta Ciidanka iyo lataliyaashiisa Cusub

Maxamed cabdullaahi Farmaajo,Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magacabay guddiga Qaran ee takuleynta ciidamada.

wareegto ka soo bxday Xafiiska Mdaxweynaha ayaa lagu magacaabay Guddigaan oo ka kooban ilaa 15 xubnood,oo isugu jira Aqoonyahano iyo Saraakiil.

  1.  Jen. Cabdulqaadir Cali Diini
  2. Danjire Maxamed Xuseen Abuukar ( Awliyo )
    3. Prof. Muuse Aadan
    4. Maxamed Yuusuf Jaamac ( Tigay )
    5. Shukri Maxamed Afrax
    6. Sh. Abuukar Bashiir Sh. Cabdullaahi
    7. Sh. Cali Maxamed Xasan ( Wajiis )
    8. Cabdullaahi Calibaar Xoosh
    9. Caasha Abuukar Qaasim
    10. Abuukar Sheekh Cismaan
    11. Suldaan Warsame Suldaan Ibrow Suldaan Caliyow
    12. Bashiir Mursal Ciise Bootaan.

Dhanka kale, Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay S/Guuto Axmed Sheekh Maxamed, Lataliyaha Amniga Qaranka, S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac La-taliyaha Arrimaha Ciidanka Xoogga Dalka, Maxamed Cabdirisaaq, La-taliyaha Arrimaha Doorashooyinka & Dimuqraadiyeynta, iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo loo magacaabay Lataliyaha Sare ee Arrimaha Siyaasadda.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media