Dhageyso:- “Dowladda Soomaaliya wey nadayacday”Dadka la nool Cudurka HIV-ga

Waxaa Cabasho ballaaran ay ka soo yeereeysaa qaar ka mid ah dadka la nool Xanuunka HIV-ga ee ku nool Magaalada Muqdisho kadib hadal Maanta ka soo baxay.

Maxamed Siciid oo ah Madaxa Caafimaadka iyo Wacyigelinta Dalad ay ku mideysan yihiin dadka qaba Cudurkaaas oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in  Wasaarada Caafimadka aysan la socon Caafimaadkooda islamarkaana ay dayacday.

Waxa uu sheegay in dhibaatooyinka heesta ay ka mid yihiin in markii ay tagaan Xarumaha Caafimaadka ee ku yaala Muqdisho in la tagooro.

Waxa uu dalbadaya in Wasaarada Caafimaadka ay sidhow ula socoto Caafimaadkooda,maadaama mararka qaar ay dhibaatooyin la kulmaan.

Wareysiga Maxamed Siciid oo uu dhinacyo badan uga hadlayo Hoos Ka Dhageyso.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media