Xildhibaanada maamulka Galmudug oo maanta kulan aan caadi aheeyn ku yeeshay magaalada Cadaado waxa ay uga doodeen moshin qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanku ay ka keenen madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.
Ugu dambeyntii 54- xildhibaan oo fadhday kulanka ayaa kalsoonida kala laabtay madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.
Weli madaxweynuhu kama uusan hadlin xil ka qaadista lagu sameeyay.