Puntland oo digniin ka soo saartay xiisadaha dagaal ee ka taagan deeganadeeda (Akhriso)

Ka dib shirkii Golaha Wasiirada ee dowlad goboleedka Puntland ee Maanta ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen xiisada dagaal ee ka taagan deegaaanda Maamulka Puntland.,iyada oo sidoo kale lagu ansixiyey Xeerar ay gudbiyeen Wasiirada Maamulkaas.

Warsaxaafadeed shirka laga soo saarey ayaa waxaa lagu sheegay  in ay ka digayaan cawaaqib-xumo ka dhalata cid kasta oo ku xadgudubta Xaduudadaha deegaanada Puntland.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafeedka oo dhameystiran.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor