• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dagaal laga cabsi qabo inuu mar ka qarxo duleedka Magaalada Laascaano

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 17, 2023
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Dagaal laga cabsi qabo inuu mar ka qarxo duleedka Magaalada Laascaano
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Iyadoo shalay bariga iyo Galbeedka magaalada Laascaanood uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidanka Millateriga Somaliland iyo Ciidanka Xoogagga SSC, ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dagaalkaasi.

Wararka saaka ka imaanaya degaanadii shalay lagu dagaalamay ayaa sheegaya in wali ay taagan taahy xiisad dagaal oo u dhexeeysa dhinacyadii shalay dagaalamay.

Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaaraya ayaa sheegaya in Xoogag ka tirsan SSC-Khaatumo oo aad u hubaysan ayaa saaka nawaaxiga Tuulo Samakaab kaga sii siqaya jidka Laamiga ah ee Laascaanood iyo Oog.

Dad Goobjogayaal ah ayaa soo sheegaya inay arkayaa Ciidamo aad u hubaysan oo ku wajahan dhanka Ciidanka Somaliland ay ka joogaan degaanka iyo sidoo kale meelaha marinka u ah Millateriga Somaliland.

Dagaalkii shalay ayaa ahaa mid aad u qaraar, waxaaan labada dhinac soo kala gaaray dhimasho iyi dhaawac, waxaana laabda dhinacba ay sheegteen guulo waa weyn oo ku aaddan dagaalkii shalay dhacay.

 

 

Previous Post

President Mohamud nominates new adviser to administer control of illegal arms

Next Post

Booliska Somalia oo gacanta ku dhigay dad ka ganacsanayay maandooriye

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Next Post
Booliska Somalia oo gacanta ku dhigay dad ka ganacsanayay maandooriye

Booliska Somalia oo gacanta ku dhigay dad ka ganacsanayay maandooriye

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Wararka laga helayo deegaanka Koogaar (loogu yeero sidoo kale Burdheere), oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa...

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

by Liban
May 11, 2025
0

Washington, D.C. – In a major diplomatic shift with wide-reaching geopolitical consequences, the United States is on the brink of...

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay “wadahadal toos ah” oo lala yeesho Ukraine, iyadoo la...

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu 15-ka May yeesho kulan gaar ah oo muhiim ah, kaas...

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm
English News

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

"Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS"

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Tensions Flare Again: India and Pakistan Trade Accusations Over Ceasefire Violations in Kashmir
English News

Tensions Flare Again: India and Pakistan Trade Accusations Over Ceasefire Violations in Kashmir

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Signals Disengagement from AU Mission in Somalia, Casting Doubt on Future of AUSSOM Support
English News

U.S. Signals Disengagement from AU Mission in Somalia, Casting Doubt on Future of AUSSOM Support

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
  • Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm
  • Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
  • “Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00