• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, June 18, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Britain iyo Norway oo lagu eedeeyay hurinta Khilaafka Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya

Bilan Media by Bilan Media
June 16, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay ku hawlan tahay dadaalo cusub oo ay DFS kula xaajooto, si loo dhameeyo Colaadda Badda ee u dhexeys labada Waddan, kadib, markii ay fashilmeen Wada-xaajoodyadii hore.

Saraakiil ka tirsan Dowladda Kenya oo la hadlay Wargeyska Axadlaha ee Sunday Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa sheegay inay Kenya buuxisay dacwado ka dhan ah  Dowladaha Britain iyo Norway oo ay ku eedeynayso inay hurinayaan colaadda Kenya iyo Somalia.

Afhayeenkii hore ee Dowladda Kenya,Cyrus Oguna oo la hadlay Sunday Nation ayaa sheegay inuu Wada-xaajoodku yahay xalka ugu wanaagsan ee lagu xalin karo Khilaafka Kenya iyo Somalia.

Waxa uu intaasi raaciyey inay tubtaasi tahay tan ay Kenyan ahaan haatan ku raad-joogaan oo ay hiigsanayaan si xal looga gaaro Khilaafkaasi.

Tallaabadan cusub ayaa timid, kadib, markii ay Guddiga QM ee Kormeerka cunaqabataynta saaran Somalia ka digeen inay sahminta dalalka Reer Galbeedka ee Shidaalka Somalia ay colaad hor leh ka qarxin karto gudaha Somalia.

Khilaafka Somalia iyo Kenya waxa uu sare u kacay bishi iAugust ee sannadkii 2014-kii, kadib, markii ay Dowladda Somalia ay dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka(ICJ) oo fadhigeeda dhexe ku yaallo magaalladda The Hague ee dalka Holland.

Professor Peter Kagawanja oo ah Khabiir dhanka Ammaanka iyo Madaxa Machadka Siyaasadda ee Afrika (The Africa Policy Institute) ayaa sheegay  inay Somalia buuxisay Fayl-dacwadood ka kooban 10 qeyb oo ka kooban ugu yaraan 250 bog,oo ay u gudbisay Maxkamadda ICJ,  halka ay Dowladda Kenya buuxisay gal-dacwadeed hal qeyb ah.

Waxa uu intaasi ku daray inay Somalia taageero dhaqaale iyo mid  La-talin Sharci ka helayso Dowlado Reer Galbeed ah, waa sida uu hadalka u dhigay.

Saraakiisha Dowladda Kenya ee la hadlay Wargeyska Toddobaadlaha eeSunday Nation waxay ku eedeeyeen Madaxweynaha DFS iyo Ra’isul-wasaaraha inay qaar ka mid ah Dowladaha Reer Galbeedka iyo Hay’addaha Calaamiga kala shaqeynayaan  sidii loo sii hurin lahaa Khilaafka Badda, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Wargeyska waxa uu sii qoray in Madaxweyne Farmaajo haysto labada dhalasho ee Somalia iyo Maraykanka, halka Ra’isul-wasaare Kheyre  oo haysto dhalashadda Somalia iyo Norway uu horey u ahaa Agaasimihii Fulinta ee  Shirkadda Shidaalka eeSoma Oil and Gas  oo ah Shirkad Gaar loo leeyahay oo la asasaay sannadkii 2013-kii, si ay Kheyraadka Dabiiciga uga sahmiyaan Badda Somalia.

Dhinaca kale, Agaasimaha Machadka Caalamiga ee Daraasaadka Istaraatijiyadda ee Horn International Institute for Strategic Studies, Dr. Xasan Khanenje ayaa u sheegay Wargeyska inay jiraan Dowlado kale oo door muhiim ah ka ciyaarayo muranka Badda ee Kenya iyo Somalia, wuxuuna farta ku fiiqay inay dalalkaasi  ka mid yihiin Turkiga, Sacuudiga, Masar iyo Imaaraadka Carabta.

Waxa uu intaasi ku daray haddii ay Kenya ku guul-daraysato dacwadda Muranka Badda ee taalla Maxkamadda ICJ inay Kenya lumin doonto qeybo badan oo Badda, isla markaana ay natiijadu noqon doonto inay fasax ka qaataan Somalia ama Tanzania si ay u isticmaalaan Badweynta Hindiya.

Xukunka noocaasi ee ICJ waxa kale oo uu dhaawacayaa dalalka kale ee ay Dekedaha Kenya u soo maraan Badeecadaha oo ay ka mid yihiin Uganda, Burundi, Rwanda, South Sudan iyo qeybo ka mid ah Tanzania.

Professor Duncun Ojwang oo wax ka dhiga Jaamacadda Africa Nazarene University oo la hadlay WargeyskaSunday Nation waxa uu ku booriyey inay Dowladda Kenya indhaha ka laabato hawsha socota ee Maxkamadda ICJ, isla markaana ay ka shaqeyso sidii Khilaafka Badda ee Somalia loo xalin lahaa sidii Arrin Gobaleed oo kale, waa sida uu hadalka u dhigay.

Previous Post

Akhriso:-Maxaa looga hadlay kulanka Maanta ee Golaha Aqalka Sare ee Dalka?

Next Post

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 16-06-2019

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

June 17, 2025
Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiis Kalluumeysi iyo Dhaqaale Buluug ah
Warar

Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiis Kalluumeysi iyo Dhaqaale Buluug ah

June 17, 2025
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay Muqdisho
Warar

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay Muqdisho

June 17, 2025
G7 oo War-murtiyeed Cusub Ka Soo Saartay Bariga Dhexe, Trump oo Shirkii Ka Baxay
Caalamka

G7 oo War-murtiyeed Cusub Ka Soo Saartay Bariga Dhexe, Trump oo Shirkii Ka Baxay

June 17, 2025
Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Next Post

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 16-06-2019

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

by Ilhaan
June 17, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay kulanka maalintii labaad ee Gogosha Wadatashiga Qaran oo ka...

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

by Ilhaan
June 17, 2025
0

Shirka Wadatashiga Qaranka ee uu furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galay maalintiisii labaad, iyadoo uu shalay...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiis Kalluumeysi iyo Dhaqaale Buluug ah

Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiis Kalluumeysi iyo Dhaqaale Buluug ah

by Ilhaan
June 17, 2025
0

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa maanta kala...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay Muqdisho

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay Muqdisho

by Ilhaan
June 17, 2025
0

 Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ahna Wasiirka Deegaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Xildhibaan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiis Kalluumeysi iyo Dhaqaale Buluug ah
Warar

Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiis Kalluumeysi iyo Dhaqaale Buluug ah

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay Muqdisho
Warar

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay Muqdisho

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
G7 oo War-murtiyeed Cusub Ka Soo Saartay Bariga Dhexe, Trump oo Shirkii Ka Baxay
Caalamka

G7 oo War-murtiyeed Cusub Ka Soo Saartay Bariga Dhexe, Trump oo Shirkii Ka Baxay

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
English News

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
  • Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan
  • Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiis Kalluumeysi iyo Dhaqaale Buluug ah
  • Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay Muqdisho

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00